London Conference on Somalia: Building Momentum

Waxaa shacabweynaha Khaatumo State of Somalia la ogeysiinayaa in u qaybsanaha Ingiriiska Arimaha Somalia Ambassador Mr. Matt Bough uu codsaday ra’yi ururin la xidhiidha arrimaha lagaga hadli doono shirka dawladda Ingiriisku ugu qabanayso Soomaalida London bisha soo socota February 23, 2012. 

Sida ilaa hadda ka muuqata qaybta comments-ka waxaad odhan kartaa waxaa wada qoraya taageerayaasha SNM ee kala go’a dalka u ololaynaya iyo boobka dhul aanay lahayn ee beelaha kale ee waqooyiga dega si ay u gumaystaan ama u qixiyaan.

Halkan hoose ka dheeho laba comment oo la bixiyey, midi daafacayso danaha Khaatumo State of Somalia, tan kalena uu soo qoray Mr. Matt Bough oo odhanaya in nagu filan waan ka dhegaysannay dadka Somaliland taageersan ee bal arrimaha kalena ka soo faallooda. Haddaba waxaa dadweynaha Khaatumo State of Somalai la gudboon inay iyaguna mawqifkooda, ra’yigooda iyo taladooda ku darsadaan ra’yi ururinta, “qof aan hadlin hooyadiina wax ma siiiso”

Sample Comments:

Hello Matt Baugh,

We appreciate Britain’s involvement in Somalia’s reconciliation process and help seek a lasting solutions for Somalia’s problems. Surely, the key problem in Somalia is the tribal problem – the tribal problem of Somalia is its political problem and it’s more so in the northern part of the country. I would liked not to mention tribal names here, however, omitting this fact will take us away from realistically tackle the fundamental problem that failed Somalia.

So, the north part of Somalia comprise of the following communities: the secessionist SNM rebel group had been renamed as Somaliland – the Isaaq Somali Tribe. The unionist Awdal State of Somalia – The Samaroon Somali Tribe, the unionist Khaatumo State of Somalia – the Dhulbahante Somali tribe, and the up coming (in the pipeline) unionist Makhir State of Somalia the warsangeli Somali Tribe.

Obviously, it’s evident beyond doubt that the bogus claim of the one clan secession who inhabit in a small part of North Somalia that the secession is supported by all tribes in the north is completely baseless. Likewise, your characterization of the one clan secessionist enclave of Somaliland as one of areas that enjoy relative peace is regrettable.

For example, the unionist Dhulbahante Tribe has come together and held a well arranged grand conference in Taleex town from December 26, 2012 and currently in its final stage to be concluded in just few days. The conference has been attended by representatives of all sections of the SSC communities (Sool, Sanaag, and Cayn) – politicians, traditional leaders, civil society, womwn’s groups, youth, religious groups etc..In this conference the SSC communities who inhabit a territory about 50% of the north of Somalia has established their own Regional Administration that supports the Somali unity “Khaatumo State of Somalia” which they announced to be part of the Transitional Federal Government of Somalia.

Unfortunately, as soon as the Khaatumo State of Somalia is declared, the one clan Isaaq enclave launched an attack on the peaceful SSC town of
Buhodle where they killed a number of innocent civilians and injured many others. The SSC people has repulsed the secessionist attack on Bohodle on the 15th of january 2012 and pushed the aggressors about 25 kilometers away of Buhodle. Now, the two armies are still not far from each other and a long and destructive tribal war could break at any moment.. In addition, the Isaaq secessionists keep their daily attacks, killings, jailing, hijacking, torturing innocent civilans population in the occupied city of Lasanod. Even though the Isaaq engage in all the above mentioned atrocities in the SSC land, yet the fact of the matter is that the one clan secessionists loosely control a small part of SSC territory, 95% of the SSC territories are under the control of the SSC people. It’s worth mentioning that the Khaatumo State of Somalia has offered the olive peace branch to the secessionist Somaliland tribe to peacefully evacuate the Khaatumo territories and accept a peaceful co-existence and mutual cooperation. However, the sad part is that the secessionists in their all folks of life including their top tradional leaders, politicians, and religious groups are with no exception united on the aggression, killings, and displacements of the population of the unionist Khaatumo State of Somalia.

I would like also to point out the false democracy claimed by the secessionists who run everything according to tribal lines within their enclave – just one clan. Case in point is the so called tribal political parties are owned and supported by a specific clan. Thus, the results of all so called bogus elections are fixed (planned in advance). Those bogus elections never took place in the Khaatumo State of Somalia territories, because the unionist population there neither recognize them nor accept them..

Hence the north of Somalia is in crisis mode, wars, and conflict that could progress very quickly to a situation far worse than the south of Somalia, if not intervened by the international community and the aggression of the secessionist camp on the unionist camp of the north stopped and the secessionist Isaaq tribe advised to pull their tribal militia back to their tribal territories, and away from the Khaatumo State of Somalia territory.

In conclusion, we hope that we contributed to explain the reality on the ground in the northern part of Somalia, and we suggest that all the stakeholders in the north of Somalia be invited to the conference as equal participants to arrive at an inclusive solution that takes care of addressing the root cause of the problem in Somalia, the rest will take care of itself.

Keenadeed

——————————————————————————-

Matt Baugh says:

Many thanks for all of the comments above. We have approved all comments up to now as we want this forum to be open. The voices expressing views on Somaliland have been heard. No doubt this debate will continue. But I would also like to ask for views on other aspects of the conference that I have talked about in my blog as well, so that all views are heard. Please share your thoughts on all of these issues in as open manner as possible, on any of these topics. Thank you.

RIIX Halkan (Si aad ra’yigaaga u dhiibata)

http://blogs.fco.gov.uk/mattbaugh/2012/01/17/london-conference-on-somalia-building-momentum/

Categories: Truth to Power | 1 Comment

Post navigation

One thought on “London Conference on Somalia: Building Momentum

  1. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Oo Furtay Bog Ay Ku Uruurinayso Shirka Soomaalida London Oo Ajandahiisa Lagu Soo Darray Somaliland–Fadlan Ka Qayb gal oo Qoraal Ku Muuji inad tageersantahay shirka london.
    January 18, 2012 By: Idhanka Category: News

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Oo Furtay Bog Ay Ku Uruurinayso Shirka Soomaalida London Oo Ajandahiisa Lagu Soo Darray Somaliland–Fadlan Ka Qayb gal oo Qoraal Ku Muuji inad tageersantahay shirka london.
    London (Idhanka)– Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ingiriiska ayaa u xil saartay Shirka London ka dhacaya bisha February 23-keeda ee loo qabanayo qaybaha Soomaalida masuul ka tirsan safaaradda Ingiriisku ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo la yidhaahdo ninkaasi oo lagu magacaabo Matt Baugh.

    Haddaba shallay ayuu Matt Baugh wuxuu sameeyey bog ka mid ah bogga internetka ee Wasaaradda arrimaha dibadda dalka ingiriiska kaasi oo uu ku soo bandhigay Ajandaha Shirkaasi oo ah dhawr qodob oo kala ah waa sida uu Matt Baugh ku sheegay bogga wasaaradda arrimaha dibadda eh

    Fursad in lagu soo bandhigo sidii loo dhisi lahaa Dawlad loo dhanyahay oo ay ku jiraan dhammaanba qaybaha Soomaaliya Ka Dib Marka uu dhamaado muddada Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Bisha August ee sannadkani 2012-ka
    In Shirkaasi lagaga hadli doono sidii loo gacan siin lahaa dadkii ka haajiray ama qaxay magaalada Muqdisho sidii ay ugu soo noqon lahaayeen guryahoodii isla markaana ay u dhisan lahaayeen magaaladooda
    in laga hadlo fursaddii loo tirtiri lahaa kooxaha xagjirka ah ee Alshabaab iyo Budhcad badeeda
    Sidii loogu soo dari lahaa wada hadalada goobaha nabdoon ee woqooyiga somalia.
    Matt Baugh oo ah Masuulka diblomaasiga ah ee loo xil saaray soo uruurinta ra’yiga dadka soomaalidu wuxuu u furay boggaasi in lagu uruuriyo ra’yi ku saabsan qaabka shirka loo qaban lahaa, waxaana imika ra’yigooda dhiibanaya aqoonyahano reer Somaliland oo si adag ugu dhaleeceeyey Matt Baugh inaanay Somaliland ahayn qayb Soomaaliya ka mid ah waxaana ka mid ah Marwo Salma Sheekh oo ka mid ah aqoonyahanada reer Somaliland ee dalka ingiriiska isla markaana wax laga weydiiyo arrimaha Somaliland, iyo Maxamed Cabdi Xasan (Diridhaba) oo ah qoraa ahna suxufi reer Somaliland ah isla markaana tafatire ka ah boggani Halbeegnews

    Bogga ka dhiibashada ra’ygu wuxuu u furanyahay qof kasta oo Soomaali ah waxaana jira kooxo ku lidi ah Somaliland oo dacaayado raqiis ah fidinaya, Waxaanu ka codanayna reer Somaliland inay ra’ygooda diidmada ah ee ay ku muujinayaan inaanay Somaliland qayb ka ahayn shirkaasi ku soo bandhigaan.

    Sideed usoo bandhigi kara

    Waxaad booqan karta boggani guji halkani dabadeedna hoosta eeg waxaad arki doonta form, ku buuxi magacaaga iyo halkaad degentahay soona gudbi adigoo farriintaada taagerada ah (SUPPORT) in gobolada woqooyigu sida Awdal state Khatumo state iyo Naasahablood intuba ay ka mid yihiin Soomaaliya .

    http://blogs.fco.gov.uk/mattbaugh/2012/01/17/london-conference-on-somalia-building-momentum/

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: