Masuul ka tirsan hay`adda Zamzam Foundation oo Norway lagu soo dhaweeyay

 

Maxamed Axmed Maxamed “Beerey” oo ah Chairman B.O.T ee hay`adda ZAMZAM FOUNDATION ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Norway, isagoona casho sharaf loogu sameeyay caasimadda Oslo. Masuulkan oo wareysi gaaban siiyay MMedia ayaa safarkiisa Norway ku micneeyay mid la xiriira arrimaha hay`adda iyo kormeerka xafiis ay dhawaan hay`adda ka furatay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

DAAWO FILMKA CASHADA:

Waxqabadka hay`adda ZAMZAM FOUNDATION oo muuqaal ah:
http://zamzamsom.org/ar/videogallery.html

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: