Somaliland oo burbur qarka u saaran

Faysal Ali Waraabe oo sheegay in aan Somaliland aduunka xidhiidh la lahayn, loona baahan yahay in Somalia lala jaanqaado shirarkana la tago.

Faysal Ali waraabe oo ah nin ku caan baxay gooni isu taaga Somalidiidka Hargeysa ayaa wareysigan ku sheegaya in ay maanta taagan yihiin meel cidla ah.

Sidoo kale wuxuu Faysal sheegay in ay ku jiraan waa siduu hadalka u dhigaye sidii wax Riwaad ah oo kale dadkana la khalday.

dhinaca kale wuxuu Faysal sheegay in Somaliland ay maanta talo la gudboon tahay maadama ay dhamaan wada xidhmeen xidhiidhkii ay beesha caalamka la lahaayeen.

Mudane Faysal Ali waraabe oo lagu yiqiin inuu si kulul u hadlo marmarka qaarkoodna ku faano in Somaliland dhaqaaqday ayaa wareysigan waxaa ka muuqda inuu u hadlayo sidii qof dhaawac soo gaadhey oo baryootamaya.

Halkan ka dhegeyso wareysigan oo dhamaystiran.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: