Wakiilka dowladda Ingiriiska ee dalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in ay ka billaabatay magaalada London qabanqaabada shirka Soomaalida.

Matt Baugh oo Ah U qeybsanaha dowladda Ingiriiska ee dalkaSoomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in shirka lagu qabanayo London 23kan bisha Feberaayo uu noqon doono mid ay ka soo baxaan xal kama dambees ah kaasi oo ay ku diirsan doonaan dhamaan muwaadiniinta u dhashay dalka Soomaaliya iyo waliba shucuubta gobolka

U qeybsanaha dowlada Ingiriiska ee dalka Soomaaliya Mr. Baugh oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta Kenya oo u warramayay Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in shirkaas lagu casuumay Somaliland, sidoo kale wuxuu xusay in xubnaha shirka uga qaybgalaya dowladda KMG ah uu ka mid yahay Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Ergayga oo ka hadlayey arrintaas wuxuu yiri: “Shirka waxaa qabanqaabadiisa wada ra’iisul wasaaraha Britain, waxaana looga hadli doonaa arrimo badan oo Soomaaliya quseeya sida in xal loo helo xasillooni la’aanta muddada dheer jirtay iyo burcadbadeedda”.

Sidoo kale Ergaygu wuxuu sheegay in shirka lagu soo qaadayo arrimo ay ka mid yihiin gargaarka bani’aadamnimo ee Soomaaliya iyo weliba qaxa dadka rayidka ah ee ka cararaya deegaannadooda.

Mr. Matt Baugh oo ka hadlay khilaafka baarlamaanka ayaa wuxuu yiri: “Waxay ila tahay in waxa ka dhacaya baarlamanka ay caqabad ku tahay geeddi socodka nabadda, waxaana ugu baaqayaa xildhibaannada inay xalliyaan khilaafka u dhexeeya.”

Dhanka kale Mr.  Matt Baugh oo la weydiiyay sida uu u arko ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya, isagoo sheegay inay soo dhaweynayaan balse wuxuu kula taliyay inay dhowraan sharciyada caalamiga ah.

Balse Mr. Matt Baugh wuxuu ka gaabsaday mas’uulkaan doorka ay maamulka Somaliland kuleeyihin shirka balse waxa uu xusay iney shirka qeyb ka yihiin sababtee doonto ha yeelatee.

Si kasta ha ahaatee Shirka ka dhici doono magaalada London ayaa siyaabo kala duwan ay uga hadleen dadka Soomaaliyeed iyadoo warar soo baxaya dadka Siyaasadda Soomaaliya u kurgelo ay sheegayaan in shirku uu yahay mid lagu doonayo in markale soomalaida maamulkeeda la hoos geeyo mid ka mid ah dowladaha waaweyn sida xurnimadi ka hor loo hoos geeyey Soomaaliya dalka Taliyaaniga.

Sidoo kale dad kale ayaa sheegaya in shirkani lagu googol xaarayo kala qeybinta Soomalaida iyo taageerida maamul goboleedyada balse dib loo yagleeli doono Soomalai weyn.

Moment Media   Nairobi

 How UK embassy bogged down Somalia’s inter-clan fighting.

Mogadishu (Moment Media) The UK embassy’s special representative to Somalia Matt Baugh, has unfortunately swamped into the Somalia’s inter-clan fighting at the Buhoodle and Kalshale area of Sool region where the Somaliland’s secessionist forces battling against local residents from Buhoodle district.

A letter which Matt Baugh sent to the Somali embassy in Nairobi seemed to be support to inflame the long-term crisis and civil war between the Somali clans.  The letter which dated February 21, Mr. Matt Baugh assured his willing to set the base Somaliland’s aggressive war against Buhoodle residents in which Somalaliland authorities named “anti terrorist fighting”. 

The signed letter that RBC Radio obtained copies of it also noted that UK government’s yearly support to Somaliland could be included providing military training and replacement of weapons. But what many Somali could seen rather strange that UK is pouring into Somalia’s chaos and UK’s support to Somalia’s north separatist region (known as Somaliland) could endanger the live of thousand civilians living in Sool, Sanaag and Cayn regions [SSC].

Sool region is disputed between Somaliland, a self-declared independent republic that is internationally recognized as an autonamous region of Somalia and Puntland region of northeastern Somalia.

Somalia is under UN arms embargo since 1992 when civil war broke the whole nation and any military support into the country could infringe upon the sanction and violate the international laws.

UK urges that its support towards Somaliland aimed to strength the peace and stability of some part of Somalia republic, but has undermined the own desire of SSC’s people whose goal is creation of its own regional administration under Sool, Sanaag and Cayn regions.

SSC contains clans originally from Dhulbahante of Darod’s sub-clanwhile Somaliland is also a name given to Isak clans and if such weapon support given it will only increase inter-clan dispute which many Somalis believe is the major factor of nation’s collapse in 1992.  

It is still unclear, whether Somalia’s ambassador to Kenya Mohamed Ali Nur really gave the expected reply to UK’s special representative to Somalia. RBC Radio correspondent has revealed that the letter did not address to Somalia’s ministry of foreign affairs where the exact direction of the letter was.!

Categories: Truth to Power | 2 Comments

Post navigation

2 thoughts on “Wakiilka dowladda Ingiriiska ee dalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in ay ka billaabatay magaalada London qabanqaabada shirka Soomaalida.

  1. Dowlada Britain oo qeexday ujeedooyinka ugu muhiimsan ee shirka ay dhinacyada Soomaalida u qabanayso

    Dowlada Ingiriiska ayaa ka warbixisay ujeedooyinka ugu muhiimsan ee shirka ay dhinacyada Soomaaliya ku lugta leh u qabanayso laga leeyahay iyo garabyada kale ee shirkaas kasoo qayb geli doona.
    Ergeyga gaarka ah ee dowlada Britain u qaabilsan arimaha Somaaliya Matt Baugh oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in dowlada Britain ay shirkaas u qabatay sadex sababood oo kala ah:

    1- Isu keenidda dareenka beesha Caalamka si loo muujiyo sida ay muhiim u tahay wax u qabashada dalka Soomaaliya.

    2- Mideynta taageerada beesha Caalamku ay Soomaaliya u hayso si wax looga qabto dhibaatooyinka baaxadda leh ee Soomaaliya ka jira.

    3- In diirada la saaro sidii gar gaar deg deg ah loogu heli lahaa xaaladaha Bini aadminimo ee ka jira geeska Africa gaar ahaan dalka Soomaaliya.

    Matt Baugh oo ah ergeyga gaarka ah ee dowlada Ingiriiska u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ujeedooyinka shirkaas loo qabanayo ay kamid tahay sidii qorshe loogu samayn lahaa hanaanka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya si loo helo dowlad tayo leh oo loo wada dhan yahay taas oo sii socon karata marka uu xiliga kala guurku dhmaado.

    Wuxuuna mar la weydiiyey su’aal ahayd dhinacyada shirkaas kasoo qayb gelaya marka laga reebo DKG, Puntland, Galmudug, Ahlu-sunna, iyo Somaliland oo lagu casumey haseyeeshee aan weli wax jawaab ah soo celin uu sheegay inay jiraan garabyo kale oo shirkaas kasoo qayb geli doona kuwaasoo ay kamid yihiin.

    -Madax ka kala socota dalalka Khaliijka. -Ethiopia. -Kenya. -iyo Uganda. -Maraykanka.

    Isagoo intaas raaciyey in la filayo marka uu shirkaasi furmo inay soo xaadiraan in kabadan 40-madaxweyne iyo wasiiradooda arimaha dibadda.

    Shirka ay dowlada Ingiriisku martigelineyso ee loo ga hadlayo arimaha Soomaaliya oo sidoo kale lagu soo qaadi doono dhibaatooyinka ay gobolka ku hayaan Burcad-badeeda iyo kooxaha xagjirka ah ayaa dhici doona dhamaadka bisha soo socota ee Feb/2012.

  2. London Conference on Somalia: Political Process

    January 27, 2012

    Reading all of the comments on my three previous blogs has clearly reminded me (as if I needed reminding) that Somalis around the globe love political debate. That is why I am so glad that this blog is beginning to provide a forum for a large number of people to express their views.

    Those views have been wide-ranging and usually heartfelt. And if you have left a comment so far you are probably aware that someone has to approve your comments before they are actually posted. You may also have noticed that so far almost every comment has been approved. The only ones that we haven’t approved were those that used highly offensive language or were deeply insulting or abusive to others. I am pleased to say that very few have fallen into this category so far, while the debate about values, systems and society has been vibrant and generally respectful of others’ views.

    Talking about values, systems and society, in as open a way as possible, is a key part of participating in the political process. And the political process is one of the subjects that will be discussed by the international community and Somalis at the London Conference. Because now is a critical time. Here’s my take on why:

    The UK and the international community continues to support the Djibouti Peace Process and continues to work closely with the Transitional Federal Institutions (TFIs) to bring an end to the transition. The TFIs have until August 2012 to complete the transitional tasks. That the TFG and regional entities have agreed a comprehensive programme of work – the Roadmap – is welcome; as is the fact that they decided in Garowe, as part of the Garowe Principles, to hold a Constituent Assembly.

    To be successful in helping take Somalia out of conflict, the Garowe process needs to be representative, and mechanisms should be found to ensure that all communities in Somalia, including those in the south, are represented in the discussion. This is about placing the Somali people at the heart of the process – in short, what you might call ‘Garowe-Plus’.

    Time is tight. Experience suggests that such a process is fraught with difficulty. What should such a process look like? Well, for me, the by-words of any political process need to be ‘representative’, ‘participatory’, ‘bottom-up’. Even then, though, a number of questions remain – such as who and how to select participants? It will be for Somalis to decide on the key questions, such as whether the state should be federal or centralised, whether to have a Presidential or Cabinet system of government, and what its constitutional responsibilities should be. In taking forward this important debate, the international community has a role to play to help ensure that the process is representative.

    What do you think of progress on the Roadmap? What should follow the Transition? Who should have a say and why – a small group or a broad national dialogue? Tell me what you think below, or on Facebook or Twitter.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: