Shirka London oo Gobolo awooda loogu qeybsan doono(QORAALKAN KA BOGO)

Nairobi Jan 26,2012(Moment Media)-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ergeyga gaarka ah ee dalka Britain u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay qodobada shirka iyo ujeedooyinka ka danbeeya.

Qoraalkan ayaa si qeyaxan loogu sharxayaa qodobo ay ka mid yihiin in awood qeybsiga shirka lagu saleyn doono 18kii gobol ee Jamhuuriyadii Soomaaliya iyo hanaankii 4.5 oo isku dhafan.

Qodobadan ayaa lidi ku ah sheegashadii xukuumada Somaliland ee ku wajahneyd shirka London iyo sida uu faaiidada ugu yahay qadiyada Somaliland.

Sidoo kale waxa diirada lagu saaridoonaa sidii kooxda Shabaabka loogu qancin lahaa in ay ka qeybqaataan nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in dawlada shirka lagu soo dhiso in aydalka taladiisa la wadaagi doonto dawlada Britain iyo midawga Africa.

Ka boqo qoraalka Ergeyga oo ah mid dheer oo aanu hoosta idiin dhignay.

 Full News 

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: