Ajandaha shirka London oo galay waji khilaaf dublamaasiyadeed, iskuna haystaan dawladda Talyaaniga iyo Ingiriiska + USA oo hirdan siyaasdeedkii ka dhaxeeyay soo cusboonaaday

 

Waxaan sallan qaranimo u dirayaa  dhamaan  ummadda Somalia meel ay joogaanba.

Hadaan dulucda  qoraalkan aan qalinka u qaatay   iftiimyo  waxaa  soo ifbaxay  in talyaaniga  oo  xalbadda siyasadda somaaliya  debedda looga  saaray   laga bilaabo  markii  maraykanku  34  kun oo ciidana uu koonfurta somaliya geeyay , ayaad  waxa  imika soo ifbaxay  mar  labaad  in  uu hanqalka  la soo  kaco Talyaanigu iyadoo ay siyaasadaha uu ku shaqaynayo imika  ee  uu  doonayo  in garoonka  siyaasadda ee somaliya  marlabaad   uu ka qayb noqdo  isagoo ay adeegsanayaan  hadhaagii  dawaladdii  Mohamed Siyaad   kuna  hamiyaya in mar labaad  ay xukunka  ugu soo boodaan.

Qoraalka  webabka ku jira oo Talyaanigu soo saaray  kana  kooban 10  bog  ayaa wuxuu ku  abuuray   shirka  London 23 feb dhicidoona  in khilaaf iyo is  hirdi cusub waa xagga dublimaasiyadda eh  uu dhex miranayo  dalalka u kala baratamaya  somaliya maamulkeeda  in  aanay cid kale udaba fadhiisan.

War  jiraaba cakaaruu imane ayaamaha  soo socda  ciiradda siyaasadeed ee inagaga timi bahwaynta aduunka   kuna  hirdamaya    khayraadka soomaaliya   , waxa Somaliland ku soo fool leh war  cad oo ku dhiiri galinaya  iyagoo calankoodu hor yaal oo maamuus caalamku u hayaan  sida ay wixii dawladi lahaan jirtayba la timi  laguna casuumi doono shirka London iyagoo  sanka taagaya   insha allaah.

Eeebbow Mahadaa

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: