Shirkii Soomaaliyeed ee lagu qabanayay jaamacada OHIO oo si wanaagsan ku dhamaaday.

Shirka oo uu soo abaabulay ururkka SomaliCan oo uu madax ka yahay Jibriil Mohamed ayaa waxaa lagu qabtay jaamacada OHIO ee ku taal Maraykanka. Shirka oo ay ka soo qayb galeen madax ka socotay Wasaarada arimaha dibada Maraykanka, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Maraykanka iyo Somali kale oo ka mid ahayd 20ka kun ee degan OHIO. Shirka waxuu ku saabsanaa sidii Soomaaliya nabad loogu heli lahaa dhibaatadana looga bixin lahaa.

Hoos ka akhriso waxyaalaha laga qoray shirka oo Englisha ah.
http://www.dispatch.com/content/stories/local/2012/01/27/osu-summit-seeks-solutions-to-somalias-woes.html

http://www.thisweeknews.com/content/stories/northland/news/2012/01/24/conference-seeks-to-end-violence-bloodshed-in-somalia.html

http://mershoncenter.osu.edu/events/11-12events/Jan12/somalicanconfjan27.htm

http://www2.nbc4i.com/news/2012/jan/27/ohio-conference-discusses-somalia-future-problems-ar-912235/

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: