Ma dhabaa in Somalia xukunkeeda lagu wareejinaayo shan dal oo ka mid ah dowladaha ugu awooda badan caalamka?!!

Waxaa soo shaac baxaya in Soomaaliya xiligaan la galinayo gumeysi cusub oo casriyeysan iyadoo sida lagu helayo wararka shirka shirka ka dhacayo 23-ka Febraayo magaalada Londan lagu go’aamin rabo in Soomaaliya loo dhiibo shan dal oo kala ah Faransiisaka, Turkiga .USA .Ingariiska iyo Talyaaniga.

Qorshaha shirka ayaa ah in marka hore uu madax u noqda Somalia nin Faransiis ah halka ku xigeen looga dhigaayo nin Turki ah sidaan ku helnay il wareet lagu kalsoonyahay oo wax ka wada shirka diidayna in magaciisa la xuso.

Warkaan ku saabsan in Somalia la galinaayo gumeysi casriyeysan ayaa isa soo taraayo iyadoo kooxoda xiirirka caalamiga oo shirka ay ku leeyihiin Jabuuti ay arintaas si hoose ugu sheegayaan madaxda Soomaalida.

Warka ayaa intaa ku daraayo in xukunka gumeysiga uu wareeg noqon doono dal kastana uu mar qabsan doono iyadoo arinkaan gumeysiga loo sameynayo lagu macneeyey qarashka badan ee kaga baxa Soomaaliya oo meel wanaagsan marin wax walba oo Soomaliya loo sameyana ay eber noqdaan taana waxaa la go’aamiyey in Soomaaliya si ku meel gaar ah shantaas dal xukunkeeda ula wareegaan.

Si kastaba ha ahatee waxaa xiligaan u muuqda in Soomaliya galeysa gumeysi cusub oo la ogeyn xiliga uu ku ekaan doono  .

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: