Somaliland wa qabiil qudha Nuxurka qudbadii shirka London Prof Cabdi Ibrahim Nageeye oo ka hadlay shirki chatam house ee ingriiska ka dhacay
Somaliland wa qabiil qudha Nuxurka qudbadii shirka London Prof Cabdi Ibrahim Nageeye oo ka hadlay shirki chatam house ee ingriiska ka dhacay
Moment Media Group
Wargeyska The Observer ayaa shalay qoray in Madaxda Soomaalida ee ka qeyb galay shirkii London ay la kulmeen madax reer Britain ah iyo madaxda shirkado waaweyn oo bartoolka soo saara..Andrew Mitchell: Waxba kama jiraan haba yaraatee.Wargeyska The Observer ee ka soo baxa magaaladan London ayaa boggiisa hore ku qoray cinwaan "Britain waxa ay hogaamineysaa orod loogu jiro shidaal ka soo saaridda Soomaaliya". Laakiin dowladda Britain ayaa arrintaasi beenisay, oo ku tilmaantay in aanay waxba ka jirin isla markaana wax dan ganacsi ah ka lahayn Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa iyana sheegtay in wax shidaal qodis ah aanay kala hadlin madaxda Britain intii ay wada hadalka u joogeen Soomaaliya. Wareysi uu siiyay barnaamij subaxda Axada ka baxa Idaacadda telefishinka ayaa waxaa uu arrintaas wax laga weydiiyey, Wasiirka Horumarinta iyo Gar-Gaarka Dibadda ee dalkan Britan, Andrew Mitchel. Waxaana uu sheegay in Shirkadaha dalkan Britan iyo dawlada Britishku aanay dooneyn shidaalka Soomaaliya, Wasiirku waxaa uu sheegay in aanay taas waxba ka jirin.
Recent Comments