William Hague United Kingdom’s Foreign Secretary Remarks About Somalia Press Freedom

Xoghayaha arimaha dibedda ee Britain William Hague ayaa mar uu dhawaan ku tagay magaalada Nairobi kadib safarkiisii Muqdisho waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka iyo tacadiyada loo geysto warbaahinta Soomaalida, waxaana uu xoghayuhu ballan qaaday in siyaasadiisa arimaha dibedda iyo safaarada Britain u qaabilsan dalka Kenya iney siin doonto taageero iyo niyad dhis ku aaddan xoojinta madaxbanaanida warfaafinta Soomaaliya.

Su’aasha ku saabsan madaxbanaanida waraahinta iyo sidoo kale khataraha soo wajaha bahda saxaafadda Soomaalida ayaa waxaa Xoghayaha arimaha dibedda britain weydiiyay Guddoomiyaha saxafiyiinta qurba joogga ah ee Dalka Kenya.

Kor ka Daawo Video-ga

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: