Ban Kii Moon oo ka qaybgalaya Shirka London

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Kii Moon ayaa sheegay inuu ka qeyb galayo shirka dhawaan la filayo inuu ka furmo Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kaasoo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Kii Moon ayaa lagu sheegay inuu dhawaan u socdaalayo Magaalada London si uu uga qeyb galo shirka Arrimaha soomaaliya ee lagu casuumay madax badan oo Caalamka ka tirsan.

Ban Kii Moon waxa uu sheegay in shirkaasi fure u yahay dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo sidii wadanka Soomaaliya dowladda ka jirta ee KMG ah u noqon lahayd dowladd cagaheeda ku istaagta.

Si kastaba waxaa magaalada Lodon ku sii qulqulaya ergooyinkii lagu casuumay shirkaasi si ay isugu sii diyaariyaan shirkan oo furma 23 bishan.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: