Qurbo Joogta Soomaaliyeed oo Godkooda Biyo ugu soo galay lagana yaabo in ay ku fashilmaan Siyaasada Cusub ee Dalka

September 27, 2012 – Waxaa Markaan aad u yar saameynta ay Qurbo joogta Soomaaliyeed ku yeelanayaan Siyaasada Cusub Dalka Soomaaliya kadib markii ay soo bateen Qurba joog damac siyaasadeed waalay oo mudooyinkii Dambe usoo shaqo tagay Soomaaliya .

Dowlada Cusub ee hada uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo Waramayaa in aysan xiligan mudnaan badan iyo boosba u heyn Qurba joogta Soomaaliyeed ee Wadanka usoo shaqa taga iyadoo Dowladan cusub taa badalkeeda xooga saareyso Aqoonyahanada Siyaasiyiinta kusugan gudaha Soomaaliya in door muuqdo ku yeeshaan Dowlada Cusub.

Qurbo joogta ayaa lagu eedeeyaa in aysan xog badan ka heyn Dalka Soomaaliya iyo waajibaadka shaqo ee xiligan uu dalku u baahan yahay iyo sama tabixinta dal bur buray 20-sano dadkiisiina gaajo iyo dagalao dhameeyeen ,balse damacooda siyaasadeed Qurbo joogta tan ugu weyna uu yahay in uu Magac ka helo Xilalka loo dhiibo iyo lacago ka badan tii ceer ahaanata Wadama ay joogeen ugu qaadan jireen.

Hasa ahatee Raga Siyaasada kujira ama Aqoonayahnada Wadanka ku sugan ayaa la tilmaamaa in ay garan karaan Xalka Dalka iyo dadkuba u baahanyihiin maadama ay si dhab ah uga warqabaan xaalka dalka iyo sida ay wax u socdaan iyo tilaabooyinka muhiimka ah in la qaado sidii looga dhabeeyo Hanaanka Dowladnimo.

Xukuumadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa Hogaanka u hayay rdad qurbo joog ah oo wadanka ka maqnaa 20-sano ka abadn kuwaa oo keenay in Siyaasada dalka dhan gacanta u gasho Qurbo joogtaasi ka kala yimid Wadmaad Yurub iyo Amerika ,hasa ahatee si ugu fashilmay in wax badan ee soo kordhiyaan.

Dad badan ayaana Rumeesan hadii Xukunka Dalka loo dhiibo Dad xog ogaal ah oo daacad u ah Samatabixinta Dalka iyo dadkan dhibtooday in ugu yaraan Guul gaari doonaan laguna nasan doono halka hadii Xukunka loo dhiibo dad doonaya in ay CV-ga ku buuxsadaan Wax qabadku aad u yaraan doono.

Waxaana la dhoorayaa Raizul Wasaaraha lagu dhawaaqo iyo Xukuumada uu soo dhisi doono dadka kamid noqon doono taa oo Howlaha Dalka Hogaanka koowaad u ah loogana fadhiyo Wax qabad run ah.

Fadeexad ka dhalatay lacago la lunsaday Sameenta Qurbo jooga Soomaaliyeed 

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: