Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya In madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu Magangalyo siyaasadeed oo rasmi ah ka helay dawlada Ugandha

Sharif Musaveni1 414x300 1 300x217 Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya In madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu Magangalyo siyaasadeed oo rasmi ah ka helay dawlada Ugandha

Wednesday, October 03, 2012 – Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya In madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu Magangalyo siyaasadeed oo rasmi ah ka helay dawlada Ugandha islamarkaasna la rajaynayo in isaga iyo xaasaskiisaba loosoo raro magaalada Kambala ee caasimada dalka Ugandha halkaasoo ay si rasmi ah u dagi doonaan islamarkaasna ay dawlada Ugandha casuntay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ilaa horaantii bishii tagtay markii looga guulaystay doorashadii madaxtinimo ee Soomaaliya weli kusugan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wadamo kaladuwan waydiistay inay siiyaan magangalyo siyaasadeed (Political Asylum) laakiinse wadamadaas oo ay ugu horeeyeen Turkiga, Qadar, Ugandha iyo Kuwayt ayaa aysan wadamada kale si rasmi ah u ogolaan codsiga madaxweynihii hore balse wadanka Ugandha ayaa gacmo furan kusoo dhaweeyey Sheekh Shariif halkaasoo uu go’aansaday inuu dego. Shariif ayaa waxa uu saaxiibo dhaw la ahaa 2 sano ee la soo dhaafay Dowlada ugandha waxayna Wararku sheegayaan in shariifka uu u Duuli doono dalkaas bari markii lagu dhawaaqo Xilka Raisal Wasaaranimo.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: